WAJAALE NEWS

Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Baarlamaanka Ingiriiska U Sharraxay Qadiyadda Somaliland.

LONDON(W,N)-Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo safar ku jooga dalka ingiriiska ayaa kulan uu la qaatay xildhibaanka udooda qadiyada Somaliland ee baarlamaanka Uk wuxuu sharaxaad ka siiyay qadiyada Somaliland isagoo luuqada ingiriiska ku hadlaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version