WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Oo Sheegay In Wada hadalada Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ay Ka Wada Shaqayn Doonaan Gudidii Is Xilqaantay.

HARGAYSA(W,N)Xildhibaan/suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxmaan oo ka hadlay dhedhexaadinta ay golaha guurtida ka galayaan khilaaf cakiran ee udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xkuumada madaxwayne biixi oo isku khilaafsan qabsoomida doorashada madaxtooyada

Sidoo kale xildhibaan suldaan ismaaciil ayaa sheegay in ay isku soo dhawaynta labadan dhinac ay ka wada shaqayn doonaan gudida  madaxdhaqameedka ahayd ee hore isku xilqaantay dhex dhexaadinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version