WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qaabkii Golaha Wakiilada U Ansixiyeen 3xubnood Oo Gudida Diwaan-galinta Ururada Katirsan Ee Hore Uwaayay Codka Kalsoonida.

HARGAYSA(W,N)-Golaha wakiilada somliland ayaa maanta ansixiyay 3xubnood oo kamid ah gudida diwaan galinra ururada siyaasada oo hore xildhibaanada aanay siinin codka kalsoonida

Sedexdan xubnood oo madaxwaynuhu dib ugu soo celiyay golaha wakiilada ayaa saaka lagu ansixiyay codad aqlabiyad ah.

Exit mobile version