WAJAALE NEWS

Somaliland Iyo Itoobiya Oo Si wada Jira Usoo Saaray Go,aamo Lagu Xadidayo Isku Badalka Lacagta Birta Iyo Dollarka.

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka magaalo xuduudeedka wajaale dhinaca somaliland iyo ka ismaamulka magaalada wajaale ee dhinaca itoobiya ayaa maanta go,aamo wada jir ah kasoo saaray sidii loo jaangayn lahaa safirka lagacta birta iyo qiimaha lagaga sarifayo dhinaca somaliland iyo itoobiya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version