WAJAALE NEWS

Sheekh Almis Oo Runta Ka Sheegay Xaalada Dhabta Ee Ay Ku Sugan Tahay Somaliland Iyo Madaxwane Biixi Oo Ka Markhaati Kacay!

HARGAYSA-(W,N)-Sheekh Almis Imaam Yaxye Xaaji Ibraahim oo Khudbad ka jeediyay masaajid ibraahim dheere salaadii ciidul Fidriga ayaa ka hadlay xaqiiqda dhabta ah ee Somaliland ku sugan tahay khatarta ay qaranka ku keeni karto wax soo saar la,aanta dhinaca beeraha ee mid basaha ilaa qalabka difaaca dalka dibada inooga imanayo xili uu madaxwaynaha Somaliland madasha ku sugnaa kaasi oo ka markhaati kacay  in ay jirto arintaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHEEKH ALMIS OO ARIMAHASI KA HADLAYA;

Exit mobile version