WAJAALE NEWS

Muj Cali Guray Oo Runta Usheegay Madaxwayne Biixi, Ugana Digay Uu Dalka Qalalaase Siyaasadeed Galiyo.

Muj siyaasi/ cali maxamed yuusuf “cali guray” oo kamid ah haldoorka reer somaliland ee ka falooda xaalada iyaasadeed ee dalka ayaa baaq culus udiray madaxwayne biixi isagoo uga digay in uu dalka khal khal galiyo.

Exit mobile version