WAJAALE NEWS

Midkamid Ah Xildhibaanadii Ugu Dada Waynaa Golaha Guurtida Oo Iscasilay Iyo Gudoomiye Saleeban Oo Sheegay In Uu Dhawaan Xilka Iskaga Tagayo.

HARGAYSA(W,NN)-Xildhibaan muxumed axmed oo kamid ah xildhibaanada ugu dada wayn golaha guurtida kana mid ah dhowrka xildhibaan ee ka nool mudanayaashii lagu bilaabay golaha guurtida Somaliland ayaa iska casilay xilkii xildhibaannimo isagoo golaha guurtida usoo gudbiyay istiqaalada xilka ka tagista taasi oo xildhibaanada goluhuna ka aqbaleen.

Sidoo kale gudoomiye saleebaan oo ka hadlay iscasilaada xildhibaan muxumed ahmed ayaa sheegay in uu isna dhawaan iskaga tagi doono xilka gudoomiyaha golaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version