WAJAALE NEWS

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Saaka La Horkeenay Wariyayaashii Xidhnaa Iyo Eedaha Loo Haysto,

HARGAYSA(W,N)-Maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa saaka la horkeenay sedex saxafi oo mudo sedex week ka badan ku xidhan jeelka hargaysa

Wariyayaasha oo kala ah gudoomiyaha tvga MMTV Maxamed cabdi sheikh Ilig

Wariye cabdijibaar oo katitsan horncable tv iyo saxafi kale

Garyaqanaanada udoodaya suxufiyiintan xidhan iyo masuuliyiin ka socday xisbiyada mucaaridka ayaa k hadlay arintan iyagoo ka waramay eedaha lagu soo eedeeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version