Hargeysa (WJN)– Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo uu weheliyo gudoomiyaha gobolka Maroodi Jeex, ayaa maanta si wada jir ah go’aan uga soo saaray in la joojiyay Dhuxusha qoyan iyo ta aan jawaanka ku jirin ee Caasimada la soo geliyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka