“Mucaaridka Masiibo Quutayaasha Ahi, Waxay Rabaan In Ay Qalalaase Uga Faa,iidaystaan, Bariiska Qaaliyoobay”Madaxwaynaha DDS.
JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay xaaladaha sixir barar, abaaraha iyo duruufaha kale ee deegaanka somalida ka taagan sidii gurmad iyo talo wado jir ah looga qaadan lahaa
Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa mucaaridka ku eedeeyay in ay yihiin kuwo aan talo keenin balse masiibo quutayaal ah islamarkaana qaarkood ayna waxba ka odhan wixii deegaanka ka dhacay ee tacadiyadii ay gaysteen maamulkii hore
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;