WAJAALE NEWS

“Maanta In Qof Ama Qabiil Reer Somaliland Ah Lagu Eedeeyo Koonfur Ayay Doonayaan Waa Xaaraan Iyo Gef ” Siyaasi Shucayb.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada warshadaha ee Xukuumadii Axmed Siilaanyo Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse Ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagay iyo Eedaha ay isku soo jeediynayaan madaxda xisbiyada Mucaaridka iyo xukuumadu’

Sidoo kale siyaasi Shucayb ayaa xaaran ku tilmaamay in xukuumadu xisbiyada mucaaridka ku eedayso somaliya iyadoo loola jeedo cid gaara islamarkaana aanay gayi in beel kamid ah beelihii halganka hormuudka ahaa lagu xajiimeeyo xamar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version