BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan iyo wafti oo hogaaminayo oo kamid ah hogaanka xisbiga ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka togdheer ee magaalada burco
Gudoomiye ayaa magaalada burco kaga qaybgalay xuska maalinta qarannimada jsl ee 18may oo maalinta bari ah ku began
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;