HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Maxamuud oo wasiir kuxigeen ka ahaa wasaarada ganacsiga xukuumadii axmed siilaanyo ayaa soo dhaweeyay hadal kasoo yeedhay madaxwaynaha somaliya farmaajo oo shaaciyay in Somaliland gooni ka tahay somaliya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;