WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Xildhibaanada Ku Wargaliyay Fadhi Wada Jir ah Oo Labada Gole Layeelanayo Madaxwayne Biixi.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland cabdirasaaq khaliif ayaa mudanayaasha golaha ku wargaliyay Iin madaxwaynaha Somaliland usoo diray qoraal uu labada gole kaga dalbanayo fadhi wada jir kaasi oo ku began maalinta isniinta

Sidoo kale qaarkamid ah mudanayaasha golaha ayaa gudoomiyaha ka codsaday in xidhibaanada loo ogolaado in ay madaxwaynaha su,aalo waydiiyaan.

 

Exit mobile version