Tog Wajaale(W,N) Xukuumada somaliland ayaa maanta magaalada xuduudeedka Tog wajaale soo gaadhsiisay Gadiidkii uu tirada badnaa ee lagala soo baxsaday dawlad deegaanka somalida itoobiyo oo mudooyinkii udnabeeyay qalalaase xoogani ka dhacay.
Masuuliyiinta xukuumada somaliland oo ay horkacayeen wasiir kuxigeen arimaha gudaha, taliye kuxigeenka ciidanka booliska iyo maamulka magaalada wajaale,
Waxaana madashan ka hadlay xubno ka socday dawlada fadaraalka itoobiya oo somaliand uga mahad celiyay gacanta ay kasiisay badbaadinta hantida dawlada iyo dadba.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/zxK_-JGXJd0