WAJAALE NEWS

Garyaqaan Yuusuf Biixi Oo Sheegay Hadii Aan La Ixtiraamay Dastuurka In Ay Muhiim Tahay In Dalkuba Dumo!

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan yuusuf oo biixi oo  kamid ah bahda sharciyaqaanada dalka ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo khilaafka arimaha doorashada ayaa ku baaqay hadii laysla tagi waayo in lagu kala baxo sharci dalkuba ha dumo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version