WAJAALE NEWS

Ganacsato Cabasho Ka Muujiyay Qaabka Dib Udajinta Loogu Samaynayo Ganacsatadii Suuqa Waaheen.

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadkii uu ka gubtay suuqa waaheen ayaa cabasho ka muujiyay qaabka dib udajinta loogu samaynayo ganacsatadii suuqa waaheen,

Sidoo kale qaarkamid ah dadkii ku ganacsan jiray suuqa waaheen ayaa iyagu soo dhaweeyay qaabka ay dawlada hoose uwado ib udajinta dadkii ku ganacsan jiray suuqa waaheen.

Exit mobile version