WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Dhacdadii Ka Dhacay Jeelka Wayn Ee Hargaya.

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka asluubta, wasiirka wasaarada cadaalada iyo masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan ayaa faah faahin ka bixiyay dhacka maanta ka dhacday jeel wayn ee magaalada hargaysa kadib markii ay isku dhex laayeen ciidanka jeelka iyo qaarkamid ah maxaabiista jeel kaasi oo sobobay dhawac dhowr askari oo ciidanka katirsan

Dhanka kale masuuliyiintan xukuumada ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar qaarkamid ah warbaahintu ka baahiyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version