|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Dhacdadii Ka Dhacay Jeelka Wayn Ee Hargaya.
April 13, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka asluubta, wasiirka wasaarada cadaalada iyo masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan ayaa faah faahin ka bixiyay dhacka maanta ka dhacday jeel wayn ee magaalada hargaysa kadib markii ay isku dhex laayeen ciidanka jeelka iyo qaarkamid ah maxaabiista jeel kaasi oo sobobay dhawac dhowr askari oo ciidanka katirsan Dhanka kale masuuliyiintan xukuumada ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar qaarkamid ah warbaahintu ka baahiyeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudomiyaha Jamacada Alpha Abdirahman Mohamed Maal Waxa Uu Tacsi Udirayaa Qoyskii Qarabadii Uu ka bax... DAAWO: Wasiirada Diinta Iyo Aw Qaafta iyo Warshadaha Iyo Masuuliyiinta G, Gabiley Oo ka Qayb-galay ... Madaxweynaha Somaliland Oo Taageerada Uu Dhallinyarada Siiyo Lagu Guddoonsiiyey Koob Qiimo Badan COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|