WASHINGTON(W,N)-Xoghayaha guud ee qaramada midoobay ayaa sheegay in uu safar ku tagayo dalka ruushka xili uu wali wado dagaalka uu ku hayo Ukraine isagoo dalka ruushku hore udiiday soo jeedintii xoghayaha guud ee qaramada midoobay.