“Xisbigii KULMIYE Iminka Waxa U Hadla Buuni Iyo Badmadow, Isagoo Bulshada ay ka sugaysay hogaaminta dalka ayaa anooga mucaarid ahi ka daaya..”Gudoomiye Wali
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex ee xisbiga waddani wali Cabdi jaamac ayaa ka hadlay habadhaqanka xukuumada madaxwayne biixi ee wakhti xaadirtan iyo shakhsiyaadka u hadlo oo uu sheegay in ay qaarkood wali xusuusan yihiin xadhigii ay kula kacday xukuumadii axmed siilaanyo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;