“Wasiir Cabdillaahi Abokor Weli Waxaad Madoo In Uu Xasuusan Yahay Xadhigii Iyo Xabadii…”Xisbiga Waddani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wasiir Cabdillaahi Abokor Weli Waxaad Madoo In Uu Xasuusan Yahay Xadhigii Iyo Xabadii…”Xisbiga Waddani.
April 21, 2022 - Written by Editor:

“Xisbigii KULMIYE Iminka Waxa U Hadla Buuni Iyo Badmadow, Isagoo Bulshada ay ka sugaysay hogaaminta dalka ayaa anooga mucaarid ahi ka daaya..”Gudoomiye Wali

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex ee xisbiga waddani wali Cabdi jaamac ayaa ka hadlay habadhaqanka xukuumada madaxwayne biixi ee wakhti xaadirtan iyo shakhsiyaadka u hadlo oo uu sheegay in ay qaarkood wali xusuusan yihiin xadhigii ay kula kacday xukuumadii axmed siilaanyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS