WAJAALE NEWS

Shirka Sedex Biloodlaha Ee Maamulka Daadajinta Waxbarashada Oo Laga Daahfuray Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley ayaa maanta magaalada gabiley ka daahfuray shirka sedex biloodka maamul daadajinta waxbarashada ee gobolka gabiley.

Shirkan oo socondoona sedex cisho ismarkaana lagu gorfaynayay maamul daadajinta GPLG ee waxbarashada ayaa waxaa kazoo qaybgalay masuuliyiinta laamaha dawlada ee ay khusayso hawlaha lagaga hadlayay shirkan,

Maayarka magaalada gabiley ayaa ka warbixiyay dadaalada horumireen ee laga sameeyay dhinaca waxbarashada iyo caafimaadka ee gobolka gabiley.

Sidoo kale badhasaabka gobolka gabiley ayaa isagu furay shirkan isagoo ka hadlay ujeedada shirkan lagaga hadlayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version