WAJAALE NEWS

Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo Ka Cabanaya Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada Iyo Halka Ay Ka Dacweeyeen!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Somaliland Cumar bade ayaa cabasho ka muujiyay qoraal ay ka baahiyeen qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada oo uu hore udiiday in uu hortago

Sidoo kale wasiiira qorshaynta ayaa sheegay in xildhibaanadi ka dacweeyeen wadamada Somaliland taageera iiyagoo ku eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq.

Exit mobile version