WAJAALE NEWS

Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Safarkii Madaxwaynaha Jsl Ee Dalka Maraykanka!

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee jamhuuriyada somaliland ayaa war murtiyeed kasoo saartay safarkii madaxwaynaha jsl iyo waftigii uu hogaaminayay ku tagay dalka maraykanka iyo guulaha somaliland ka gaadhay Kaasi oo dalka dib ugu soo noqday laba cisho ka hor.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version