HARGAYSA(W,N)-Marwo Adna Aadan Ismaaciil ayaa ka hadashay safarka madaxwaynaha jsl ee aqoonsi raadinta iyo jawaabta ay udiray maamulka somaliya iyo dadka kasoo horjeeda madaxbanaanida somaliland.
“Somaliya Waxaan Leeyahay Somaliland Idiinma Soo Socotee, Cidkale Oo Aad Sirtaan Raadsada”Marwo Adna.
