WAJAALE NEWS

Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Si Adag Uga Hadlay Dilka Ka Dhacay Jabuuti Iyo Eedaha Uu Ujeediyay Xukuumada Geele!

JABUUTI(W,N)-Sheekh Cabdiraxmaan bashiir oo kamid ah culimada dalka jabuuti uga baxsatay khilaaf soo kala dhex galay madaxwayne geele ayaa ka hadlay dil fool xun oo ka dhacay xaafada cali sabiix dalka jabuuti taasi oo lagu dilay gabadh hooyo ah taasi oo ay toogteen ciidamada dalka jabuuti.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version