Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Si Adag Uga Hadlay Dilka Ka Dhacay Jabuuti Iyo Eedaha Uu Ujeediyay Xukuumada Geele! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Si Adag Uga Hadlay Dilka Ka Dhacay Jabuuti Iyo Eedaha Uu Ujeediyay Xukuumada Geele!
March 30, 2022 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Sheekh Cabdiraxmaan bashiir oo kamid ah culimada dalka jabuuti uga baxsatay khilaaf soo kala dhex galay madaxwayne geele ayaa ka hadlay dil fool xun oo ka dhacay xaafada cali sabiix dalka jabuuti taasi oo lagu dilay gabadh hooyo ah taasi oo ay toogteen ciidamada dalka jabuuti.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS