WAJAALE NEWS

“ Sharciga Hadii La diido , 13 November Wixii ka Danbeeya Xukuumad Sharci Ahi Ma Jirto”Gudoomiye Xirsi

“ Waxa dhib doonaya madaxwaynaha 5-ta sanno fadhiyey ee maanta oo ay ka dhamaanayso laga kari laayahay mawqifkaaga doorasho cadeeyoo kaalay nala-tartan , ee ku wareegaalaysanaya ururo aan wakhtigoodii la gaadhin , Waxa dhibaato doonaya madaxwaynaha kuwo shalay uu dhib u geystay maantana u dhaaranaya “.Gudoomiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi isagoo sheegay in uu baalmarayo sharciga dalka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version