WAJAALE NEWS

Aqoonyahan Mustafe Martin Oo Wax Laga Waydiiyay Safarka Madaxwaynaha Jsl Ku Tagayo Dalka Maraykanka Iyo Mawqifkiisa?

WASHINGTON(W,N)-Aqoonyahan Mustafe Martin Oo kamid ah Aqoonyahan reer Somaliland ee Ku dhaqan Dalka Maraykanka kana mid ahaa dadka kazoo horjeeda xukuumada madaxwayne biixi ayaa wax laga Waydiiyay sida uu u arka safarka madaxwaynaha Somaliland ku tagayo dalka maraykanka

Sidoo kale Mustafe martin ayaa sheegay in safarka madaxwaynaha Somaliland uu guul uyahay dadka Somaliyeed islamarkaana ay muhiim tahay In lasoo dhaweeyo isagu uu kamid noqonayo dadka soo dhawaynaya waftiga madaxwaynaha Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version