|
|||||
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Mustafe Martin Oo Wax Laga Waydiiyay Safarka Madaxwaynaha Jsl Ku Tagayo Dalka Maraykanka Iyo Mawqifkiisa?
March 11, 2022 - Written by Editor:WASHINGTON(W,N)-Aqoonyahan Mustafe Martin Oo kamid ah Aqoonyahan reer Somaliland ee Ku dhaqan Dalka Maraykanka kana mid ahaa dadka kazoo horjeeda xukuumada madaxwayne biixi ayaa wax laga Waydiiyay sida uu u arka safarka madaxwaynaha Somaliland ku tagayo dalka maraykanka Sidoo kale Mustafe martin ayaa sheegay in safarka madaxwaynaha Somaliland uu guul uyahay dadka Somaliyeed islamarkaana ay muhiim tahay In lasoo dhaweeyo isagu uu kamid noqonayo dadka soo dhawaynaya waftiga madaxwaynaha Somaliland. HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Madax Dhaqameed Xukuumada U Soo Jeediyay In ay Ka Noqoto Awaamiirtii Is Barkanaa ee Ay Ku Jooj... Ciidamada Booliska Oo Caawa Xidhay Suldaan Cade Gude Oo Kamid Ah Madax-dhaqameedka Somaliland. DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Qaadashada Kaadhka Codbixinta Oo Ka Bilaabmatay Gob... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|