WAJAALE NEWS

Madaxwaynihii Hore Ee Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale “Xaaf” Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Madaxwaynaha Somaliya.

MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynihii hore ee Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele “Xaaf” Ayaa shaaciyay in uu Usharaxan yahay madaxwaynaha somaliya oo lagu wado in doorashadiisa la qabto sanad gudihiisa.

Ex Madaxwayne Siyaasi  Axmed Ducaale Xaaf oo ku sugan magaalada muqdisho ayaa ku dhawaaqay in uu usharaxan yahay madaxwaynaha somaliya isagoo xusay in uu yahay odayga xiligan ugu haboon hogaaminta somaliya oo ay dhibaatooyin badan ku habsadeen islamarkaana ay ragaadiyeen qabyaalada iyo kooxaha diinta ku shaqaysta oo halis ku haya abnigeeda

Sidoo kale siyaasi Axmed Ducaale xaaf ayaa sharaxay qorsaha uu doonayo in uu ku hogaamiyo somaliya hadii alle qadaro in loo doorto madaxwaynaha Somaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/CilAYU_-lmc

Exit mobile version