WAJAALE NEWS

Maayarka Magaalada Gabiley Oo Soo Kormeeray Dhamaystirka Wadooyin Casri Ah Oo Dawlada Hoose Ka Hirgalisay Gudaha Magaalada.

GABILEY(W,N)-Duqa Degmada Gabiley Maxamed-Aamin Cumar Cabdi Iyo Xoghayaha fulinta Dowladda Hoose  Gabiley ayaa maanta kormeer ku tagay afar wado oo ay dawlada hoose ka waday gudaha gabiley kaasi lasoo gabagabeeyay Afar wado oo Casriya oo dhismahoodu ka socday magaalada Gabiley mudooyinkii u danbeeyay.

Sidoo kale Gabagabada wadooyinkan casriga ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madax ka socotay Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, Madax ka socotay JPLG ga, Iyo Maamulka shirkadda wadada dhisaysay Ee Warsame Saciid Construction.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version