GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley oo kaashanaya haayada action aid ayaa raashin uqaybisay 200qoys oo kamid ah dadka soo guurada ah ee abaaruhu keeneen gobolka gabiley.
Waxaana halkaasi ka hadlay badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley, masuul uhadlayay haayada action aid iyo qaarkamid ah dadwaynaha raashin loo qaybiyay raashinka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;