HARGAYSA(W,N)-Gudiyada nabadgalyada xaafadaha degmada Ibraahim koodbuur iyo maamulka degmada ayaa kulan deg deg ah ku yeeshay saldhiga degmada koodbuur kaasi oo lagaga arinsanayay sidii kor loogu qaadi lahaa wadashaqaynta gudiyada nabadgalyada iyo maamulka kaasi oo lagu dardar galinayo nabadgalyada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;