WAJAALE NEWS

Xukuumada Iyo Gudiyada Basaska Iyo Booyadaha Hargaysa Oo Xal Ka wada Gaadhay Cabashada Gudiyadan.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirada arimaha gudaha ganacsiga , maayarka caasimada mreeyaha wakaalada biyaha hargaysa iyo gudiyada basaska hargaysa iyo gaadiidlayda booyadaha ayaa kulan ay wada yesheen kaga hadlay waxka cabashada basaska iyo booyadaha magaalada hargaysa udhaamiya.

 

Exit mobile version