Xukuumada Iyo Gudiyada Basaska Iyo Booyadaha Hargaysa Oo Xal Ka wada Gaadhay Cabashada Gudiyadan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Iyo Gudiyada Basaska Iyo Booyadaha Hargaysa Oo Xal Ka wada Gaadhay Cabashada Gudiyadan.
February 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirada arimaha gudaha ganacsiga , maayarka caasimada mreeyaha wakaalada biyaha hargaysa iyo gudiyada basaska hargaysa iyo gaadiidlayda booyadaha ayaa kulan ay wada yesheen kaga hadlay waxka cabashada basaska iyo booyadaha magaalada hargaysa udhaamiya.

 

COMMENTS
LINKS