WAJAALE NEWS

Xildhibaan Barkhad Oo Qiray Gobanimada Shacabka Somaliland Iyo Rajada Madaxtinimo ee Beeshiisa!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun ayaa sheegay in dadka reer Somaliland yihiin gob islamarkaana ay noqdeen dadka tirtiray haybsooca maadama ay hagar la,aan ku doorteen.

Xildhibaan barkhad batuun ayaa sheegay in uu rajaynayo mustaqbalka in Somaliland ay madax ka noqdaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version