WAJAALE NEWS

Munaasibad Daahfurta Iyo Tijaabada Hanaanka Hubinta Xogta Codbixiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa daahfuray hubinta xogta codbixiyayaasha doorashooyyinka kaasi oolagu dardar galinayo arimaha doorashooyinka iyo diwaangalinta Codbixiyaha.

 

Munaasibada ayaa wxaa kazoo qaybgalay madaxwayne kuxigeenka Somaliland ,madaxda xisbiyada qaranka iyo gudida doorashooyinka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version