Munaasibad Daahfurta Iyo Tijaabada Hanaanka Hubinta Xogta Codbixiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Munaasibad Daahfurta Iyo Tijaabada Hanaanka Hubinta Xogta Codbixiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
February 20, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa daahfuray hubinta xogta codbixiyayaasha doorashooyyinka kaasi oolagu dardar galinayo arimaha doorashooyinka iyo diwaangalinta Codbixiyaha.

 

Munaasibada ayaa wxaa kazoo qaybgalay madaxwayne kuxigeenka Somaliland ,madaxda xisbiyada qaranka iyo gudida doorashooyinka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS