WAJAALE NEWS

Mareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Oo Sheegay In Aan Shidaal Keenistu Cid Gaara Uxidhnayn.

HARGAYSA(W,N)-Mareeyaha haamaha kaydka shidaalka berbera oo maanta kulan la qaatay gudida dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiilada ayaa sheegay in aan shidaal keenista dalku cid gaara uxidhnayn haamahana ay cidkastaa ku shuban karto shidaalka.

Exit mobile version