WAJAALE NEWS

Maamulka Degmada Berbera Oo Soo Dhaweeyay Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Amb Sakariye.

BERBERA(W,N)-Maamulka degmada berbera ayaa soo dhawayn balaadhan usameeyay safiirka somaliland ufadhiya dalka sweden amb sakariye xasan caways oo door muhiim ah ka qaatay mashariicda laga hirgaliyay magaalada berbera.

Munaasibad so dahwaynta ah ee soo sameeyays afiirka somaliland ee dalka swden ayaa waxa hadalo ka jeediyay xoghayaha dawlada hoose ee degmada berbera ,maayarka magaalada cabdishukuur cidin oo isagu ka waramay waxyaabaha uu amb sakariye ka caawiyay ee ka hurgalay saaxil.

Dhanka kale Amb sakariye ayaa maamulka degmada berbera uga mahad celiyay soo dhawayntaa ay usameeyeen isagoo sheegay in beriberi heshay maayarka cabdisharuur cidin oo ka hirgaliyay horumar la taaban karo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version