WAJAALE NEWS

DAAWO ; Dadwaynaha Reer Allaybaday Oo Taageero Buuxda La Barbar Joogsaday Aqoonyahanka Degmada Oo Dhawaan Ku Biiray Xisbiga Wadani Iyo Weedhihii Ay Hawada Usoo Mariyeen.

ALLAYBADAY(W,N) Dadwaynaha ku dhaqan degmada Allaybaday  ayaa taageero buuxda umuujiyay ismarkaana sicad u sheegay in ay  taageersan yihiin xisbiga wadani iyo go,aankaa ay qaateen aqoonyahanka degmada ee dhawaan ku biiray xisbiga wadani

Xafaadan oo ay ka hadleen bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa isna ka qaybgalay xaflada Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga wadani Mr Daa,uud Xuseen Jaamac (Foodcade)

HALKAN  HOOSE KA DAAWO.

Exit mobile version