WAJAALE NEWS

“Dadka Koonfurta Somaliya Way Taageersan yihiin Qarinimada Somaliland,Laakiin Siyaasiyiinta Ayaa Diidan”Wasiirka A.Dibada

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha dibada somaliland oo ka hadlay madal ayaa sheegay indadka reer somaliya  ay taageersan yihiin qarannimada somaliland balse siyaasiyiinta koonfurta ay kasoo horjeedaan iyagoo leh dano gaar ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version