“Dadka Koonfurta Somaliya Way Taageersan yihiin Qarinimada Somaliland,Laakiin Siyaasiyiinta Ayaa Diidan”Wasiirka A.Dibada
February 26, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha dibada somaliland oo ka hadlay madal ayaa sheegay indadka reer somaliya ay taageersan yihiin qarannimada somaliland balse siyaasiyiinta koonfurta ay kasoo horjeedaan iyagoo leh dano gaar ah.