WAJAALE NEWS

Ciidanka Dab Damiska Caasimada Hargaysa Oo Damiyay Dab Qabsaday Guri Jiingan Ah Oo Ku Yaala Xaafada Gacan Libaax.

HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa maanta damiyay dab qabsaday guri Jiingada oo ku yaala degmada Gacan_libaax.

Ciidanka ayaa markii gurmadkaa lagu soo wargeliyay, si degdeg ah u gaadhay goobtaas, Isla markaana xakameeyay dabkii. Waxaana ciidamadu badbaadiyeen hantidii gurigaa taalay.

Ma jirin dhimasho iyo dhaawac uu sababay dabkan, waxaana hawlgalkaa goobjoog ahaa ciidamada Booliska.

Ciidanka Dab-demisku wuxuu bulshada markastaba ku wacyigelinayaa inay ka digtoonaadaan wax kasta oo sababi kara dab ama keeni kara

Exit mobile version