WAJAALE NEWS

Xukumadda Somaliland Oo Itoobiya Uga Mahadcelisay Deeq Waxbarasho Oo Ay Siisay Arday Reer Somaliland Ah.

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha dibada Somaliland oo ka qybgalay munaasibad lagu sii sabootiyay arday reer Somaliland oo deeq waxbarasho ka heshay dalka itoobiya.

Sidoo kale wasiir kuxigeenka arimaha dibada jsl ayaa dawlada itoobiya uga mahad celiyay deeqdan waxbarasho ee ay siisay ardayda reer Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version