MUQDISHO(W,N)-Xildhibaanada katirsan baarlamaanka somaliya ayaa soo bandhigtay hargardaamooyinka y xukuumada farmaajo ku hayso Somaliland iyo lacago uu ku lunsado magaca Somaliland
Xxildhibaanadan ayaa madaxwaynefarmaajo ugu baaqay in uu joojiyo dhibta uu ku hayo somliland iyadoo soo jeedisay in miisaaniyada laga saaro lacago ku qoran magaca Somaliland
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;