WAJAALE NEWS

Xildhibaan Indho Indho Oo Balan qaaday Abaal Marin Lasiin Doono Xildhibaan Reer Ingiriis,

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan indho indho oo sheegay in gabadh reer somaliland lasiin doono xildhibaan ingiriiska ah ee dooda qadiyada somaliland horgeeyay baarlamaanka ingiriiska.

“Inan cas oo ingiriisi ku hadasha oo reer Hargeysa ah Ayaan ugu abaal gudaynaa...“ Xil Indho-indho

Exit mobile version