HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ee maalinta galinkii danbe warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay mawqifka xukuumada ee qaraarkii maxkamada sare kazoo saaray xeerkii furista ururada siyaasada ee muranka badan dhaliyay.
Sidoo kale Wasiirka warfaafinta cadeeyay in madaxwaynaha Somaliland safar ugu baxayo dalka itoobiya casuumad uu ka helay raysalwaaraha itoobiya
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;